Soomaaliya iyo Masar oo yeelanaya Iskaashi dhinaca Ciidanka (Daawo Sawirada)

Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socday Wasaarada Gaashaandhiga dalka Masar, wafdigan  waxaa soo dhaweeyay saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale oo katirsan Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya. Taliyaha ciidanka Milatariga Soomaaliya Sareeye Gaas Daahir Adan Cilmi Indha Qarshe ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay wafdigan ka socday Wasaarada Gaashaandhiga dalka Masar, waxa ayna labada dhinac kawada hadleen arimo … Continue reading Soomaaliya iyo Masar oo yeelanaya Iskaashi dhinaca Ciidanka (Daawo Sawirada)